Isbitaalkii degmada Baardheere oo ku burburay qaraxii ka dhacay (Daawo Sawirro)

Qarax saaka ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxaa burbur iyo khasaare xooggan uu ka soo gaarey isbitaalka degmadaas. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey oo lagu weeraray Guriga martida ee magaalada Baardheere oo ay ku sugnaayeen masuuliyiin kala duwan, waxaana ku dhaawacmay Gudoomiyihii gobolka Gedo iyo xubno kale … Continue reading Isbitaalkii degmada Baardheere oo ku burburay qaraxii ka dhacay (Daawo Sawirro)